Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii jeeda Degmo Dhawwaan Al Shabaab laga saaray

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin la socota ayaa ku wajahan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo laga saaray dagaalyahannada Al Shabaab oo sannado badan gacanta ku hayay. Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha saacadaha iyo maalmaha soo aadan uu tagayo degmada Xarardheere ay hadda joogaan masuuliyiin uu kamid … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii jeeda Degmo Dhawwaan Al Shabaab laga saaray